Maslaxada dhinacyada

Waxa ugu wayn ee aad xasuusnaanayso waa maslaxada dhinacyada, waxaan doonaynaa inaan ku xaqiijino inaad ku faraxsanaan doonto doorkaaga aadna marto waraysigeeda taas badalkeeda, ay ugu fiican tahay inaad adiggu go'aansato inay tahay shaqo kugu haboon iyo inkale.

1

Dir codsiga

2

Aan wada sheekaysano

Waan kusoo wici doonaa. Kani waa fursadaada aad nagu tusayso waxa aad taqaano aadna jeceshahay

3

Waraysiga koobaad

Noosheeg sida xirfadahaaga iyo kartiyadaadu ay door ugu yeelan karaan shaqada guud ee shirkadeena.

4

Tijaabi shaqada laguu dhiibay

Waxaa la joogaa waqtigii aad na tusi lahayd waxaad samayn karto.

5

Waraysiga labaad

Waxaad la kulmi doontaa shaqaale kula mid ah si loo dhamaystiro bilaabida shaqada.

6

Yabooha iyo qandaraaska

Kuso dhawoow shirkada Paxful!

7