Ku hel lacag Oonleenka ah barta Paxful

Ku iibso kuna iibi lacagaha oonleenka ah qaab fudud. Furo ciwaankaaga Paxful, biloow inaad aqbasho lacagaha laguusoo diro, oo shaqayso lacag.

In la badan 350 qaab oo aad ku iibsan karto kuna iibin karto Bitcoin

Dooro nooca lacag bixinta aad doonayso kadibna toos ganacsi ula samee dadka kale ee kula midka ah!

Arag Dhammaan Yaboohyada

Paxful waxay ku jirtaa warbaahinta

Paxful waa goob lacagaha oonleenka ah oo caan ah waxaana aad loogu falanqeeyay wargaysyada caanka ah oo badan. Mid kamid ah higsiyadeenu waa inaan 100 dugsi ka dhisnaa Afrika. Daawo muuqaalka hoose si aad xog uga ogaato mashruuceena #builtwithbitcoin.

Noqo qof Bitcoin ku iibiya Paxful

Noqo qof wax ku iibsha Paxful oo awood sii malaayiin dad ah oo ku dhaqan aduunka si ay u helaan xoriyad dhaqaale. Bixi noocyada tirada badan ee lacag bixinta oo ay jecel yihiin iibsadayaashu, meesha ka saar dalaaleeyda, anaga ayaana kaa caawin doona dhammaan khayraadka iyo tusmada loogu baahan yahay inaad guulaysato.

12,000+

Yaboohyada Lagu Kalsoon yahay

12,000+

Iibiyaasha lagu kalsoon yahay

6,000,000+

Macmiilayaal faraxsan

Noqo iibiye

Qirashooyinka

Malaayiin ayaa marhoraba si guul leh u isticmaalay Paxful waxayna hayaan waxyaabo badan oo wanaagsan oo ay nooga warameen. Halkaan ayaad ka helaysaa fikradaha isticmaalayaasheenu ka qabaan Paxful, ayagoo erayadooda ku hadlaaya.

Adoo adeegsanaaya Paxful waxaad awoodaa

Inaad kor u qaado xoriyadaada dhaqaalaha aadna gaarsiiso heer sare adoo adeegsanaaya Paxful.

Ku iibso Bitcoin Oonleen

Ka iibso Bitcoin Paxful isla marka iyada ah. La ganacso adeegsadayaasha kale ee online-ka ah adiga oo adeegsanaaya wada shekeysiga tooska ah.

Iibi Bitcoin

Ku iibi Bitcoin-kaada qiimaha aad xulatay, lacagtana ku hel mid ka mid lacag bixinteena faraha badan.

Ku ganacso dhex-dhexaadiye amaan ah

Bitcoin kaaga waxaa lagu haynayaa dalaalkeena amaanka ah ilaa ganacsiga si guul leh loo dhameeyo.

Dhis sumcadaada

Nidaamka fikir dhiibashada isticmaalaha ayaa kuu sahlaysa inaad aqoonsato isticmaalayaasha kalsoonida iyo khibrada leh ood la ganacsan karto.

Hel kayd bilaash ah

Hel jeebka Bitcoin lacag la'aanta ah intaad nooshahay kaasi oo uu mareeyo BitGo, Bixiyaha jeebabka Bitcoin ee ugu sareeya.

Hel dakhli dheeraad ah

Ka fa'iideeyso Barnamijkeena La Xiriira si aad u sameysid dakhli joogta ah.

Biloow ku ganacsiga Paxful

Maanta isqor si aad u hesho kaydkaaga bilaashka ah ee oonleenka ah. Waxaad isla markaba bilaabi kartaa iibinta iyo iibsiga Bitcoin, bilaa caqabad.

Furo ciwaan