Haweeneey iyo nin ganacsiga Bitcoin ku samaynaaya taleefanadooda moobilka. Haweeneey iyo nin ganacsiga Bitcoin ku samaynaaya taleefanadooda moobilka.

Noqo qof Bitcoin ku iibiya Paxful

Dakhli soo xaree adoo ku iibinaaya Bitcoin aalada Paxful adeegsanayana dookhyadeena lacag bixinta ee ka badan 350+

Gudaha Paxful, biloow ganacsigaaga gaarka ah muddo daqiiqado ah gudaheed. Abuur yaboohyada Bitcoin kaaga, daji qiyaasta faa'iidada, oo dhis khibrada qaaska ah ee macmiilka si aad u kordhiso faa'iidooyinkaaga. Isku diiwaangeli iibiye ahaan maanta kadibna abuur yaboohaagii ugu horeeyay.*

Isdiiwaan geli!
  • Icon depicting multiple features on Paxful.

    Tirada caadiga ah ee qaybaha si aad u maamusho ganacsiyadaada, yaboohyadaada, iyo tirakoobkaaga

  • Icon depicting Paxful's large user base.

    Tiro ka badan 6 milyan oo isticmaalayaal ah ayaa iska diiwaan gashay daafaha caalamka

  • Icon showing multiple registered vendors on Paxful.

    Waxaa ku kalsoonaaday in ka badan US$12,000 oo macaamiisha ka diiwaan gashan Bitcoin ah

  • Chat icon implying the high-quality support offered by Paxful.

    Taageerada joogtada ah ee saraysa oo lagu helaayo khibrad ganacsi oo fudud

The Paxful vendor dashboard showing various useful metrics, details of active trades and also the verification status of the vendor. The Paxful vendor dashboard showing various useful metrics, details of active trades and also the verification status of the vendor.

Keen Bitcoin kaaga Paxful kadibna iibi si aad faa'iido u hesho

  • 350+ oo ah noocyada lacag bixinta
  • Qarashka lacag dirista 0-2%
  • Taageerada Qaaska ah ee iibiyaasha ganacsiga tirada badan
  • Dulmarka lacagaha la diro iyo faa'iidooyinka
  • Barnaamijka iskaashatada si aad usoo geliso barta iibiyaal cusub aadna u balaariso ganacsigaaga

Ku ganacso Paxful oo biloow ganacsigaaga gaarka ah ee lacagta oonleenka ah

Qiimaha Hadda ee Bitcoin: 
Nin farta ku fiiqaayaa yabooh ganacsiga Bitcoin ah oo uu jecel yahay kana muuqda shaashada.

1. Abuur ama hel yabooh

Waxaad raadin kartaa ama abuuri kartaa yabooha labadaba iibsiga iyo iibinta Bitcoin. Degso qiimayaashaada gaarka ah, hel qof ganacsi kula sameeya, oo samee lacag dirista koobaad maanta.

A man selecting a profile image for his Paxful account.

2. Dhis barofaylkaaga

Hel iibsadayaal adoo buuxinaaya xaqiijinta, ku daraaya sawirka barofaylka, aruurinaayana jawaab celin caafimaad leh. Inaad hesho taariikhda ganacsiga oo dheer waxay kordhisaa sumcadaada waxayna kaa caawinaysaa inaad kalsoonida macaamiisha mustaqbalka.

A man and a woman smiling and cheering a successful trade they completed on Paxful.

3. Ganacso oo hel faa'iidooyin

Ayadoo jaban iibso, qiimo sare ku iibso. Tani waa aasaaska naqshada ganacsi heer sare ah waana waafaqsan nahay. Xog badan ka ogoow fursadaha ku ganacsiga Paxful, ood ka baranayso xarunteena.

An image showing the Paxful app on a mobile device with links to download it on both iOS and Android.

Hel xogta, markaad doonto, meel kasta

Haka walwalin gafida ganacsiyada muhiimka ah, ama fariimaha macaamiisheena ka yimaada. Paxful waa aalad ay fududahay in la adeegsado waxayna ku shaqaysaa dhammaan aaladaha. Ababkeena iOS iyo Android, ayaa xaqiijin doona inaad markasta heegan tahay aadna ficil diyaar u tahay.

Waxaa ku kalsoonaaday in ka badan US$12,000 oo macaamiisha ka diiwaan gashan Bitcoin ah

  • Kareninsf user avatar image

    Kareninsf

    Paxful vendor - USA

    Paxful is a wonderful place to buy and sell Bitcoin! I started trading as a small hobby, but I'm now addicted to selling Bitcoin. I love how helpful and welcoming the Paxful community is. I also like that Paxful's dynamic support team is always available in a heartbeat if needed.

  • MaineBitcoin user avatar image

    MaineBitcoin

    Paxful vendor - Maine, USA

    Being a paxful vendor has been great. Support is always responsive and helpful, and best of all I've been able to help many new Bitcoin users get some of their first Bitcoin. It's always rewarding to be the first on-ramp to the currency of the future.

A man introducing and explaining Paxful affiliate program to his friend. A man introducing and explaining Paxful affiliate program to his friend.

Xog badan ka ogoow Barnaamijka Iskaashatada Paxful

Barnaamijka Iskaashatada Paxful waxaa loo abuuray inuu kaa caawiyo kordhinta faa'iidooyinkaaga adoo ku casuumaaya saaxiibadaa, qoyskaaha, iyo shabakadaada balaaran barteenka.

Faa'iidooyin degdeg ah oo ku helayso Ganacsi Kasta:

  • 50% oo kamid ha qarashaadkaaga iskaashatada Qaybta 1
  • 10% ood ku helayso qarashaadka iskaashatadaada Qaybta 2 ee ay baxshaan iskaashatadu
Arag kuwo Kale

* Waxaad aqbalaysaa aadna ogolaanaysaa in Paxful aysan bixin talo sharci, canshuur, ama maal geshi, aadna illaa heerka muhiimka ah, la tashan doonto xirfadlayaasha arintaas ku taqasusay ee deegaankaaga kahor intaadan isticmaalin nidaamka Paxful ee dadkau toos lacagaha iskugu dhaafsadaan aadana noqon Adeeg bixiye. Fadlan ogoow in wax soosaarka hore uusan caddayn u ahayn waxsoosaarka danbe. Paxful ma samaynayso wax damaanaad ah ama balamo kale oo ku aadan natiijooyinka ama wax soosaarka dhaqaalaha oo laga heli karo in iibiye laga noqdo aalada Paxful waxaadna aqbalaysaa aadna fahmaysaa in dhammaan go'aannada adeegsiga nidaamka isdhaafsiga tooska ah ee Paxful ay yihiin gabi ahaanba kuwo adigga kugu xiran. Waxaad fahmaysaa aadna aqbalaysaa inaanaan qaadanayn wax masuuliad ah noocay tahayba, aanana sinaba masuul uga noqon doonin wax quseeya, xgo'aankaaga. Waxaad fahmaysaa aadna aqbalaysaa inaan marna isticmaalka anaanka tooska ah ee dadku wax ku kala iibsadaan ee Paxful iyo noqoshada iibiye aan loo arki karin xariir ay ku jiraan bixinta ama kala gadista talo maal gashi.