Xasuusinta Iibiyaha ee Shuruudaha Adeegga

Shuruudahaan Adeegga Iibiyaha waxaa keliya loogu talagalay inay noqdaan tixraaca kooban ee iibiyaha, sinama uma badali karaan Shuruuqaha Adeegga ee Paxful.

Fadlan xasuusnoow inaad aqbalayso shuruudaha soo socda marka aad doorato inaad ganacsi ku samayso Paxful.

  1. Ka adeeg bixiye ahaan waxaad aqbalaysaa dhammaan khatarta iyo masuuliyada ciladaha ka yimaado khiyaano kasta oo kaaga timaada intaad wado iibinta lacagtaada oonleenka ah.
  2. Paxful waxay xaq u leedahay inaysan kuusoo celin lacag kasta oo kaaga lunta khiyaano ama lacago lagaaga goostay nidamakeena dalaalka.
  3. Mid kasta iyo dhammaan lacagaha canshuurta waa masuuliyad saaran iibiyaha.
  4. Si aad usoo sheegto cilad ka jirta ganacsi, fadlan soo gudbi khilaafka kadibna sug in dhexdhexaadiye arinta soo faragasho.
  5. Paxful masuul kama ahan marka aad fasaxdo lacagtaada oonleenka ah kahor intaan lacagtu kusoo gaarin.
  6. Tallaabooyinka soo socda lagama ogola Paxful waxayna keeni karaan in kontadaada la xanibo:
    1. Dib u iibinta kaararka hadiyada
    2. Ku shaacinta xogta ganacsi ka baxsan aalada
    3. Ku ganacsiga meel ka baxsan nidaamka dalaalka
    4. Jawaabid la'aan - iibiyaasha waxaa laga filayaa inay isla markaba jawaabaan
    5. Luuqad aflagaado ah
    6. Qof iska dhigaaya dhex-dhexaadiye
    7. Abuurista koontooyin badan (bilaa fasax)
    8. Wada hadal
    9. Xirista lacagta si kas ah
    10. Nooc kasta oo fal khiyaano ah