Fadlan sug intaan raadinayno yaboohyada kuugu fiican.

Sell to

Get paid with

js.rate_per_crypto.usdc

Sida loogu Iibiyo USD Coin barta Paxful

Paxful waxay u fududaysaa dadka cusub iyo khubarada inay gaaraan xornimo dhaqaale. Iyo maadaama aan nahay suuq ku salaysan isku xirka macaamiisha, waxaad si toos uga iibin kartaa USD Coin (USDC) malaayiin isticmaalayaal ah oo daafaha caalamka kala jooga ayadoon loo baahan xarumaha baanka ama shirkado!

Halkaan ayaad ka helaysaa waxaad u baahan tahay:

Kahor inta aadan bilaabin iibinta USD Coin, waa qasab inaad abuurto aadna xaqiijiso koontadaada Paxful ama aad gasho kaagii hore. Markaad gasho, kaliya raac tilmaamahaan:

  1. Daji shuruudahaaga - Go'aami cadadka ugu badan ee USD Coin ka aad doonayso inaad iibiso kadibna dooro dookha nooca lacagta. Waxaad sidoo kale degsan kartaa nooca lacagta aad doonayso iyo sidoo kale goobtaada haddii aad doonayso.
  2. Raadi yaboohyada - Markaad degsato shuruudahaaga, guji Raadi Yaboohyo si aad u aragto xulashada yaboohyada ku habboon ood kala dooranayso.
  3. Akhri yabooha - Ha ilaawin inaad kormeerto dhammaan faahfaahinta muhiimka ah ee iibsadahaaga ayna ku jirto heerka xaqiijintiisa, tirada ganacsiyada uu ku guulaystay, iyo jawaab celinta kasoo baxda isticmaalayaasha kale, kahor intaadan sii wadin.
  4. Start the trade - If you find a reputable buyer, click Sell. to review the terms and conditions set by the buyer. If you agree, enter the amount of %1s you’re willing to trade and click Sell Now. This then brings you to a live trade chat and temporarily transfers your %1s to our secure escrow.
  5. Samee ganacsiga: Markaad hesho lacagta uuna iibsaduhu dhameeyo qaybtiisa ganacsiga, waxaad ka fasixi kartaa USD Coin -ka kaydka baayaca adoo ku siidaynaaya kaydkiisa. Waxaad sidoo kale awoodi kartaa inaad soo degsato risiid guud haddii aad doonayso inaad haysato diiwaanka wax kala ibsiga.
  6. Reeb fikirkaaga - Ha ilaawin inaad noo sheegto waxa aad kala kulantay ganacsadaha kadib marka aad ganacsiga si guul leh ula samaysay.

Akhri Saldhiga Aqoonteena si aad xog badan uga hesho sida loo iibiyo https://paxful.com/so/list-crypto-buy-sell-ad si degdeg ah. Waxaad sidoo kale abuuri kartaa yabooh haddii aad doonayso inaad degsato shuruudahaaga gaarka ah ama tilmaamaha ganacsiga. Haka daahin inaad la xariirto kooxdeena taageerada haddii aad qabto wax su'aalo ah. Ganacsi farxadleh!