barnaamijka macaamiisha ee Paxful

Barnaamijka macaamiisha ee Paxful

Kobci Bulshadaada oo Hel Bitcoin

Shaqada Paxful waa in qof kasta helo xoriyad dhaqaale, Barnaamijkeena Iskaashaduhuna waa gaarigii ku gaarsiin lahaa yoolkaan. Nagusoo biir, kusoo xir dadka ganacsiga lacagaha oonleenka ah, oo hel BTC u dhiganta 2000 USD ah ama ka badan oo aad ku helayso shabakadaada.

Hawlgeli Doonistaada Shaqo Abuurka

Inaad dad kusoo xirto Paxful waa wax fudud oo baashaal ah. Arag abaal marinadaan aad heli karto markaad ganacsiga lacagta oonleenka ah ku faafiso bulshadaada:

barnaamijka macaamiisha ee Paxful
MACMIIL
Kusoo xir barta 7 isticmaale oo cusub
barnaamijka macaamiisha ee Paxful
SAFIIR
Kusoo xir barta 20 isticmaale oo cusub
barnaamijka macaamiisha ee Paxful
SHAQAALE
Kusoo xir barta 100 isticmaale oo cusub
Hel 5 USD oo BTC ah qof kasta ood Barta Kusoo xirtaba
Faa'iidooyinka Ishaashadaha
Taageerada Muhiimada leh
Astaan lagu dhajinaayo Bogaaga
Hadiyado Joogto ah
Xayiisiinada Yabooha
Kordhi Bulshada Kugu Xiran
Ganacsi wata Astaanta Paxful
Maareeyaha Koontada oo Heegan ah
Iskuday Qaybo cusub iyo Alaabo Marka Hore
Hel lacag dhan 150 USD oo BTC ah Bil Kasta

Sidee ayaan Ku Noqonayaa Iskaashade?

Soo gudbi codsi, waan akhrin doonaa, haddii ay wanaagsan tahayna, waad guulaysanaysaa!

barnaamijka macaamiisha ee Paxful

Qayb ka noqo Qoys

Isticmaalayaasheenu waxay ka kala socdaan aduunka oo dhan iyo dhammaan dabaqadaha nolosha.

Ku xirnoow barteena Twitter ka iyo Instagram!