Ku isticmaal Paxful meeshaad rabto adeegsanaaya abkeena moobilka.

Dir, hel, oo ku ganacso Bitcoin meeshaad joogtaba adoo adeegsanaaya kaydka ablikeeshinka moobilka ee Paxful. Qaado maamulka buuxa ee BTC gaaga oo dabagal ku samee ganacsiyadaada xiliga ku habboon.

Iskaanka mari Koodhka QR ama kasoo degso kaydka ablikeeshinka:

content-illustration content-illustration
content-illustration

Qaybaha

  • Ka diri kuna hel Bitcoin kaydkaaga gaarka ah ee lacagta oonleenka ah
  • La soco ganacsiyadaada furan ee Paxful si aad u ogaato xaalada hadda ee ganacsiyadaadii ugu danbeeyay intaad iibinayso aadna iibsanayso Bitcoin
  • Qaas ka dhig boga Kaydkaaga Paxful si dadka aad la kulanto ay u ogaadaan inay adigga tahay.
  • Si amaan ah u kaydi Bitcoin kaaga aad sida adag ku heshay oo markasta fiiri baaqigaaga
  • La wadaag ciwaanka kaydkaaga Bitcoin ama koodhka QR ganacsatada kale iyo saaxiibada.
  • Hel xogtii ugu danbaysay ee qiimaha sarifka Bitcoin-loo badelo lacag caadi ah markaad doonto
  • Hel ogaysiisyada wixii soo kordha ee ganacsiyadaada iyo yaboohyada
  • Ma awoodid inaad gasho Google Play? Halkaan guji si aad u barato qaabka