Ma noqon karnaa saaxiibo?

Kusoo biir Bulshada Paxful

Aan ku wada xariirno baraha bulshada anaga ayaana kaaga warami doona waxa ka socda Paxful iyo aduunyada lacagta oonleenka ah. Halkaan ayaad ka helaysaa bogaga rasmiga ah ee aan ku leenahay baraha bulshada—waxaana ku dari doonaa bogaan ciwaano kasta oo kale oon furano sidoo kale.

Bogaga Paxful ku leedahay baraha bulshada

Nagu xirnoow!

Ku xirnoow ciwaanka hoose, ama dhammaantood!

Bogaga Paxful ku leedahay baraha bulshada

Aan ku wada sheekaysano Telegram

Waxaan abuurnay kanaallada Telegram oo gaar u ah wadan kasta oo aan ka shaqayno. Nagulasoo biir Telegram si aad noola sheekaysato aadna noogu sheegto fikradaha aad ka qabto Paxful iyo dadka kale ee lacagta oonleenka ah jecel ee bulshadaada.

Tababarada oonleenka ah ee Paxful

Ma doonaysaa inaad hesho xogihii ugu danbeeyay ee qaybaha barta Paxful iyo dhacdooyinka cusub ee aduunyada lacagta oonleenka ah? Tababaradeena oonleenka ah waa bad cilmi ood wax ka faaii'di karto.

Bogaga Paxful ku leedahay baraha bulshada