Xisaabiyaha sarifka BTC lagu badalanaayo CAD

Iskubadalka qiimaha Bitcoin ee Paxful

Qiimaha suuqa hadda ee Bitcoin ayaa la cusboonaysiiyaa 3 daqiiqaba mar waxaana si ootomaatig ah loogu xisaabshaa USD. Qiimaha Bitcoin ee lacagaha kale waxaa lagu saleeyaa qiimaha ay ku gooyaan USD. Hoos waxaad sidoo kale ka helaysaa cabirada sarifaha qiimaha ee caanka ah oo lagu xisaabshay CAD.