Ka iibso Biitcoin gudaha Zimbabwe

Paxful, suuqa ugu wayn Bitcoin ka caalamka, ayaa hadda laga helayaa Zimbabwe. Hadda waxaad adeegsan kartaa BTC si aad hantidaada uga difaacdo sicir bararka xun ama aad u samayso ganacsi maxali ah.

Waan fahmaynaa dhibaatooyin dhaqaale ee wadanku waajahaayo, waana taas sababta aan u fududaynay in dadka reer Zimbabwe ay maalin kasta iibsadaan Bitcoin si degdeg ah kuna iibsadaan qiimaha ugu hooseeya. Wax qarash ah bixin maysid markaad BTC ka iibsanayso iibiyaasha gudaha iyo dibada wadanka kala jooga. Miyaadan haysan koontada Baanka? Ha dhibtoon waayo waxaad mid ka dooran kartaa in ka badan 300 oo dookhyada lacag bixinta ah si aad ugu iibsato lacag oonleen ah sida kaararka hadiyada, Skrill, iyo Western Union.

Ilaali qiimaha lacagtaada Maanta! Iska qor Paxful, hel kaydka bilaashka ah ee Bitcoin, oo biloow ganacsiga!

Yaboohyada ugu sareeya ee Doolarka Zimbabwe oo ku jirta Zimbabwe

Iibiye Ku bixi lacagta Ugu yar

ku bixi doolar

ku bixi doolar

lacagta doolarka ah

mikechikosi +58
La eegay 8 daqiiqo kahor
EcoCash Fast release
3,220.00 ZWL $1.12 Iibso Iibso
mathewk92 +468
Oonleen
Mukuru MUKURU TO MPESA
5,000.00 ZWL $0.72 Iibso Iibso
lacag bixinnada oonleenka ah
AW_BTC +162
Oonleen
Mukuru Mukuru to Mpesa
3,500.00 ZWL $0.87 Iibso Iibso
lacag bixinnada oonleenka ah
Josied +2
La eegay 1 saac kahor
Xawilaadda Bangiga CABS
3,220.00 ZWL $1.12 Iibso Iibso
wada hadal ma jiro
ZazzyLeafbird225 +0
La eegay 2 saac kahor
Xawilaadda Bangiga Any Zimbabwe Bank Zipit
3,220.00 ZWL $1.12 Iibso Iibso
risiid ayaa qasab ah aqoonsiga sawirka ayaa qasab ah ma jiraan Qolyo Saddexaad
munondowashe +138
La eegay 2 daqiiqo kahor
EcoCash
3,220.00 ZWL $1.12 Iibso Iibso
Paxful 6
Takabika +1
La eegay 7 saac kahor
EcoCash
3,220.00 ZWL $0.96 Iibso Iibso
ZazzyLeafbird225 +0
La eegay 2 saac kahor
EcoCash Ecocash
3,220.00 ZWL $1.12 Iibso Iibso
risiid ayaa qasab ah lacag bixinnada oonleenka ah isla bangiga keliya
Paywyze +63
La eegay 1 saac kahor
Xawilaadda Bangiga Any Zimbabwe Bank zipit
3,220.00 ZWL $1.12 Iibso Iibso
risiid ayaa qasab ah aqoonsiga sawirka ayaa qasab ah ma jiraan Qolyo Saddexaad
chipaga +39
La eegay 1 saac kahor
Xawilaadda Bangiga Zimbabwean Banks Only
3,220.00 ZWL $1.12 Iibso Iibso
Paxful 6
mikechikosi +58
La eegay 8 daqiiqo kahor
Xawilaadda Bangiga Any Zimbabwean bank
3,220.00 ZWL $1.12 Iibso Iibso
Paxful 6
prettyqueen888 +408
La eegay 38 daqiiqo kahor
PayPal
10,856.00 ZWL $0.63 Iibso Iibso
kaararka rasmiga ah Keliya ma jiraan Qolyo Saddexaad
J_Crypto +116
Oonleen
Mukuru mukuru to mpesa
3,220.00 ZWL $0.64 Iibso Iibso
lacag bixinnada oonleenka ah
hustlermik +247
Oonleen
Mukuru PROMPT RELEASE
3,520.00 ZWL $0.69 Iibso Iibso
lacag bixinnada oonleenka ah
kym32 +237
La eegay 5 daqiiqo kahor
Mukuru Instant Release
10,000.00 ZWL $0.72 Iibso Iibso
munondowashe +138
La eegay 2 daqiiqo kahor
Xawilaadda Bangiga Zimbabwe banks only ZIPIT
3,220.00 ZWL $1.12 Iibso Iibso
Paxful 6
Coinhorse +450
Oonleen
Mukuru Honest and reliable
3,220.00 ZWL $0.72 Iibso Iibso
lacag bixinnada oonleenka ah
pm_Coinfly +270
Oonleen
Mukuru MUKURU TO MPESA
3,500.00 ZWL $0.72 Iibso Iibso
lacag bixinnada oonleenka ah
Kay_vo +138
Oonleen
Mukuru instant release to mpesa
30,000.00 ZWL $0.76 Iibso Iibso
looma Baahna Xaqiijin lacag bixinnada oonleenka ah
Loverilbtc +292
Oonleen
Mukuru Instant payment
15,000.00 ZWL $0.77 Iibso Iibso
looma Baahna Xaqiijin

Qaababka lacag bixinta ee ugu badan Zimbabwe

EcoCash

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah EcoCash maanta.

Ku iibso Bitcoin EcoCash

Xawilaadda Bangiga

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Xawilaadda Bangiga maanta.

Ku iibso Bitcoin Xawilaadda Bangiga

PayPal

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah PayPal maanta.

Ku iibso Bitcoin PayPal

Kaarka Hadiyadda ee Amazon

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Kaarka Hadiyadda ee Amazon maanta.

Ku iibso Bitcoin Kaarka Hadiyadda ee Amazon

Mukuru

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Mukuru maanta.

Ku iibso Bitcoin Mukuru

AirTM

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah AirTM maanta.

Ku iibso Bitcoin AirTM

Waa maxay Paxful?

Waa suuqa Bitcoin ka dadwaynaha caadiga ah kala gataan kaasoo iibsadayaasha ku xira iibiyaasha. Keliya dooro qaabka aad doonayso inaad lacagta ku bixiso iyo nooca cadadka Bitcoin-nada ka aad u baahan tahay.

Yoolkeenu waa inaan siino dadka shaqaynaaya aalad fudud, loo siman yahay oo amaan ah oo ay ku ganacsan karaan. Badanaa ciladaheena ugu waawayn waxay quseeyaan lacagta, helisteeda iyo qaadisteeda. Waxaan u taagan nahay daah ka rogida awooda dadka anagoo dhisayna aalada fududaynta lacag bixinta dadku isdhaafsadaan ee mustaqbalka. Paxful waa PayPal + Uber iyo peoples Wall Street.

Miyaan ku iibin karaa Bitcoin aalada Paxful?

Ka caawi dadka kale ee jooga Zimbabwe inay helaan Bitcoin kadibna hel faa'iidooyin waawayn oo dhan 60% iib kasta oo aad samayso.Billoow inaad ku iibiso koontada baanka maxaliga ah hadda, arag tusmadeena bilaashka ah.. Paxful ayaa heesha 1000 qof oo iibsata Bitcoin kana socda Zimbabwe maalin kasta.

Furo ciwaan oo billoow inaad iibiso

Hel Dakhli Culus

Ma taqaanaa dad badan oo doonaaya inay Bitcoin ku gataan gudaha Zimbabwe? Adoo kaashanaaya Dukaankaaga Bitcoin iyo Barnaamijka iskaashatada waxaad helaysaa 2% ganacsi kasta abidkaa adoo la wadaagaaya lifaaqa. Hadda biloow.