Si dhakhso ah Bitcoin ugu iibso Turkey

Mid kamid ah suuqyada ugu sareeya caalamka ee Bitcoin ka ayaa hadda soo gaaray Turkey! Ku biloow ganacsigaaga lacagta oonleenka ah Paxful si fudud adoo BTC u badalanaaya lacagtaada Turkish Lira (TRY) wax ka badan 300 oo qaab, ayna ku jiraan kaararka daynta ama kaashka, lacag ku dirista bangida gudaha iyo kuwa caalamiga ah, kaararka hadiyada, PayPal, iyo kuwo kale.

Bitcoin ma lahan xuduud, taasoo ka dhigan inaad Bitcoin ka iibsan karto kumanaan ganacsade oo aqoonsi haysta kana kala socda daafaha caalamka—adoon wax lacag ah lagaaga goosanayn Paxful. kaydkaaga abaal marinta ah ee Bitcoin oo aad ka helayso Paxful waa mid amaan badan, si aad niyada u degsato adoo og in lacagtaadu badqab iyo amaan helayso.

Diyaar ma u tahay inaad aragto fursadaha BTC? Kusoo biir bulshada sii badanaysa ee ganacsatada Bitcoin ee ku sugan Turkey oo furo ciwaanka bilaashka ah ee Paxful maantaba.

Yaboohyada ugu sareeya ee Turkish Lira oo ku jirta Turkey

Iibiye Ku bixi lacagta Ugu yar

ku bixi doolar

ku bixi doolar

lacagta doolarka ah

TurkCoinsBtc +528
La eegay 1 daqiiqo kahor
Xawilaadda Bangiga Bütün Bankalar Papara
300.00 TRY $0.92 Iibso Iibso
risiid ayaa qasab ah ma jiraan Qolyo Saddexaad ganacsi la Hagaayo
Ericeriggar +1441
Oonleen
Xawilaadda Bangiga Ziraat Garanti kuveyt
2,000.00 TRY $0.90 Iibso Iibso
risiid ayaa qasab ah ganacsi la Hagaayo
mrwho +116
La eegay 1 saac kahor
Xawilaadda Bangiga PAPARA Tüm BankalarALL
150.00 TRY $0.88 Iibso Iibso
lacag bixinnada oonleenka ah ma jiraan Qolyo Saddexaad ganacsi la Hagaayo
thoirem +277
Oonleen
PayPal Instant release
136.00 TRY $0.83 Iibso Iibso
saaxiibada iyo qoyska
Tililei +191
La eegay 2 saac kahor
PayPal friends and family only
136.00 TRY $0.82 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid ma jiraan Qolyo Saddexaad wada hadal ma jiro
Mistk +685
La eegay 27 daqiiqo kahor
PayPal instant release
200.00 TRY $0.82 Iibso Iibso
saaxiibada iyo qoyska
Haveny +5368
La eegay 8 daqiiqo kahor
Kaarka Hadiyadda Xbox DAILY BUYER
136.00 TRY $0.64 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay looma Baahna Xaqiijin
direstraits +1517
Oonleen
Kaarka Hadiyadda Xbox En hızlı Xbox trader
136.00 TRY $0.57 Iibso Iibso
koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay
MrAhmedo +453
La eegay 10 daqiiqo kahor
Kaarka Hadiyadda Xbox Xbox gift cards
136.00 TRY $0.29 Iibso Iibso
bigcoin2021 +7
La eegay 2 saac kahor
Xawilaadda Bangiga ALL TURKISH BANKS
250.00 TRY $0.91 Iibso Iibso
risiid ayaa qasab ah ma jiraan Qolyo Saddexaad ganacsi la Hagaayo
SharpMarlin716 +76
Oonleen
Xawilaadda Bangiga Fibabanka
150.00 TRY $0.87 Iibso Iibso
ganacsi la Hagaayo
rabbiit +81
La eegay 1 saac kahor
Kaarka Hadiyadda Xbox
136.00 TRY $0.50 Iibso Iibso
xbro +97
La eegay 5 saac kahor
Kaarka Hadiyadda Xbox XBOX TRY instant release
200.00 TRY $0.71 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay looma Baahna Xaqiijin
Cards_Trade +100
La eegay 11 saac kahor
Kaarka Hadiyadda Xbox 1 minute release
136.00 TRY $0.53 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay looma Baahna Xaqiijin
Heyconi +317
La eegay 4 daqiiqo kahor
Xawilaadda Lacagta Gudaha TURKISHBANKSMOSTBANKS
400.00 TRY $0.92 Iibso Iibso
lacag bixinnada oonleenka ah ma jiraan Qolyo Saddexaad
egancoin +2543
Oonleen
AdvCash INSTANT PAYMENT
136.00 TRY $0.92 Iibso Iibso
looma Baahna Xaqiijin lacag bixinnada oonleenka ah
hbkworks2 +2998
La eegay 2 daqiiqo kahor
Kaarka Hadiyadda Google Play INSTANT RELEASE
136.00 TRY $0.91 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay looma Baahna Xaqiijin
TurkCoinsBtc +528
La eegay 1 daqiiqo kahor
Xawilaadda Lacagta Gudaha Tüm BankalarPaparaİninl
200.00 TRY $0.88 Iibso Iibso
lacag bixinnada oonleenka ah
BTCboss7777777 +3249
Oonleen
Kaarka Hadiyadda Google Play
150.00 TRY $0.87 Iibso Iibso
koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay
AgileSturgeon371 +4963
La eegay 1 daqiiqo kahor
Kaarka Hadiyadda Google Play Honest fast and reliable
200.00 TRY $0.87 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay looma Baahna Xaqiijin

Qaababka lacag bixinta ee ugu badan Turkey

Xawilaadda Bangiga

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Xawilaadda Bangiga maanta.

Ku iibso Bitcoin Xawilaadda Bangiga

PayPal

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah PayPal maanta.

Ku iibso Bitcoin PayPal

Kaarka Daynta/Amaahda ANY

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Kaarka Daynta/Amaahda ANY maanta.

Ku iibso Bitcoin Kaarka Daynta/Amaahda ANY

Skrill

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Skrill maanta.

Ku iibso Bitcoin Skrill

Kaarka hadiyadda PlayStation Network

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Kaarka hadiyadda PlayStation Network maanta.

Ku iibso Bitcoin Kaarka hadiyadda PlayStation Network

Kaarka Hadiyadda Xbox

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Kaarka Hadiyadda Xbox maanta.

Ku iibso Bitcoin Kaarka Hadiyadda Xbox

Waa maxay Paxful?

Waa suuqa Bitcoin ka dadwaynaha caadiga ah kala gataan kaasoo iibsadayaasha ku xira iibiyaasha. Keliya dooro qaabka aad doonayso inaad lacagta ku bixiso iyo nooca cadadka Bitcoin-nada ka aad u baahan tahay.

Yoolkeenu waa inaan siino dadka shaqaynaaya aalad fudud, loo siman yahay oo amaan ah oo ay ku ganacsan karaan. Badanaa ciladaheena ugu waawayn waxay quseeyaan lacagta, helisteeda iyo qaadisteeda. Waxaan u taagan nahay daah ka rogida awooda dadka anagoo dhisayna aalada fududaynta lacag bixinta dadku isdhaafsadaan ee mustaqbalka. Paxful waa PayPal + Uber iyo peoples Wall Street.

Miyaan ku iibin karaa Bitcoin aalada Paxful?

Ka caawi dadka kale ee jooga Turkey inay helaan Bitcoin kadibna hel faa'iidooyin waawayn oo dhan 60% iib kasta oo aad samayso.Billoow inaad ku iibiso koontada baanka maxaliga ah hadda, arag tusmadeena bilaashka ah.. Paxful ayaa heesha 1000 qof oo iibsata Bitcoin kana socda Turkey maalin kasta.

Furo ciwaan oo billoow inaad iibiso

Hel Dakhli Culus

Ma taqaanaa dad badan oo doonaaya inay Bitcoin ku gataan gudaha Turkey? Adoo kaashanaaya Dukaankaaga Bitcoin iyo Barnaamijka iskaashatada waxaad helaysaa 2% ganacsi kasta abidkaa adoo la wadaagaaya lifaaqa. Hadda biloow.