Paxful waxay u sahlaysaa dadka Filibiinka inay Bitcoin oonleen uga iibsadaan qiimaha ugu macquulsan oon lahayn qiimo qarash jarasho dheeraad ah. Ku badalo BTC lacagtaada Philippine Peso (PHP ilaa BTC) adoo adeegsanaaya qaababka GCash, Paymaya, Payoneer, iyo qaababka kale ee lacag bixinta ee caanka ah.
Ma doonaysid miyaa inaad ka baxdo gurigaaga? Ha walwalin, dhammaanteen waxaan ku jirnaa oonleen! Ku hel Bitcoin kaaga koobaad mareegteena ama ablikeeshinada iOS iyo Android. Ku iibso Bitcoin gudaha Philippines isla markiiba ka dib markaad xaqiijiso koontadaada oo ku bixi lacagta PHP, USD, EUR, GBP, ama lacag kale.
Si ka duwan sarifyada kale ee lacagta oonleenka ah, waxaad BTC ka iibsan doontaa ganacsato lagu kalsoon yahay oo ku jirta suuqa Paxful. Tani waxay ka dhigan tahay inaad ka iibsan karto meeshaad doonto aduunka qiimaha ugu jaban. Waxaad xataa go'aamin kartaa cadadka aad doonayso inaad ku iibsato 1 BTC (ama jajabkeeda). Paxful waa qaabka ugu qiimaha jaban ood ku iibsanayso lacagta oonleenka ah. Marka maxaad sugaysaa? Ku iibso Bitcoin lacagta Philippines adoo adeegsanaaya Paxful Maanta!
Iibiye | Ku bixi lacagta | Cadadka ugu yar—Cadadka ugu badan |
Ugu yar
ku bixi doolar |
ku bixi doolar
lacagta doolarka ah |
Qiimaha halkii Bitcoin ba
Waxaad iibsan kartaa jajab |
|
---|---|---|---|---|---|---|
Moneybees
+6368
Oonleen |
Xawilaadda Bangiga — UBP Instapay ShopeePay |
2,000.00-1,000,000.00 PHP | 2,000.00 PHP | $0.99 Iibso | Iibso | |
Altcoin88
+907
La eegay 11 daqiiqo kahor |
Xawilaadda Bangiga — SEABANK KOMO UB INSTAPAY |
1,000.00-28,152.00 PHP | 1,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
Sogeking_
+857
La eegay 1 daqiiqo kahor |
GCash — No Verification Needed |
1,000.00-111,556.00 PHP | 1,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
Altcoin88
+907
La eegay 11 daqiiqo kahor |
GCash — FAST AND RELIABLE |
1,000.00-10,000.00 PHP | 1,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
Jhaynhel
+572
La eegay 5 daqiiqo kahor |
GCash — INSTANT RELEASE |
1,000.00-92,499.00 PHP | 1,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
edith05
+201
La eegay 1 saac kahor |
Xawilaadda Bangiga — All PH Bank Instapay |
4,000.00-19,999.00 PHP | 4,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
apryl
+1673
La eegay 16 daqiiqo kahor |
GCash — RELEASED IN JUST MINUTES |
1,000.00-100,000.00 PHP | 1,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
BeccQueen
+71
Oonleen |
GCash — Fast release |
10,000.00-18,447.00 PHP | 10,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
Winniehope
+498
La eegay 1 saac kahor |
GCash — Fast and honest |
1,000.00-12,833.00 PHP | 1,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
BriellePH
+35
Oonleen |
GCash — FAST RELEASE |
1,000.00-50,000.00 PHP | 1,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
Ezekiel2PH
+216
Oonleen |
GCash — RELEASED UNDER A MINUTE |
900.00-33,840.00 PHP | 900.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
YumiTrade21
+84
La eegay 43 daqiiqo kahor |
GCash — RELEASE IN MINUTE TRUSTED |
600.00-27,166.00 PHP | 600.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
ShowyIde727
+398
La eegay 1 saac kahor |
GCash — FAST RELEASE |
1,000.00-50,509.00 PHP | 1,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
TrustedTrader_143
+49
La eegay 4 saac kahor |
GCash — RELEASE IN JUST MINUTES |
20,000.00-57,585.00 PHP | 20,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
liamgabriel20
+72
Oonleen |
GCash — FAST RELEASE |
1,000.00-1,077.00 PHP | 1,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
egs_888
+1177
La eegay 1 daqiiqo kahor |
Xawilaadda Bangiga — Other Bank |
1,000.00-94,535.00 PHP | 1,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
Coin_Brothers
+172
Oonleen |
Xawilaadda Bangiga — Unionbank |
2,000.00-51,107.00 PHP | 2,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
NathanPH
+258
Oonleen |
GCash — Fast Release |
1,000.00-56,477.00 PHP | 1,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
QueenTrade05
+192
Oonleen |
GCash — RELEASE IN MINUTES |
1,000.00-105,693.00 PHP | 1,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
M0BSTER
+199
La eegay 2 saac kahor |
GCash — FAST TRADER YOU CAN TRUST |
1,000.00-149,337.00 PHP | 1,000.00 PHP | $0.91 Iibso | Iibso | |
Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah GCash maanta.
Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Xawilaadda Bangiga maanta.
Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Ronin : SLP maanta.
Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Ronin : AXS maanta.
Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Kaarka Hadiyadda ee Amazon maanta.
Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Kaarka Hadiyadda eBay maanta.
Waa suuqa Bitcoin ka dadwaynaha caadiga ah kala gataan kaasoo iibsadayaasha ku xira iibiyaasha. Keliya dooro qaabka aad doonayso inaad lacagta ku bixiso iyo nooca cadadka Bitcoin-nada ka aad u baahan tahay.
Yoolkeenu waa inaan siino dadka shaqaynaaya aalad fudud, loo siman yahay oo amaan ah oo ay ku ganacsan karaan. Badanaa ciladaheena ugu waawayn waxay quseeyaan lacagta, helisteeda iyo qaadisteeda. Waxaan u taagan nahay daah ka rogida awooda dadka anagoo dhisayna aalada fududaynta lacag bixinta dadku isdhaafsadaan ee mustaqbalka. Paxful waa PayPal + Uber iyo peoples Wall Street.
Ka caawi dadka kale ee jooga Philippines inay helaan Bitcoin kadibna hel faa'iidooyin waawayn oo dhan 60% iib kasta oo aad samayso.Billoow inaad ku iibiso koontada baanka maxaliga ah hadda, arag tusmadeena bilaashka ah.. Paxful ayaa heesha 1000 qof oo iibsata Bitcoin kana socda Philippines maalin kasta.
Furo ciwaan oo billoow inaad iibiso
Ma taqaanaa dad badan oo doonaaya inay Bitcoin ku gataan gudaha Philippines? Adoo kaashanaaya Dukaankaaga Bitcoin iyo Barnaamijka iskaashatada waxaad helaysaa 2% ganacsi kasta abidkaa adoo la wadaagaaya lifaaqa. Hadda biloow.