Si dhakhso ah Bitcoin ugu iibso Pakistan

Kusoo dhawoow Paxful, oo ah meel aad BTC ku badalan karto lacagtaada Pakistani Rupee (OKR) qaabka ugu amaansan ee suurtagalka ah. Suuqeena hogaanka u haya kala iibsiga Bitcoin ayaa hadda soo gaaray Pakistan, diyaarna u ah inuu ku caawiyo—haddii ay tahay iibsiyada maalin kasta, lacag dirista, ama ilaalinta hantida.

Arag kumanaan kamid ah yaboohyada la heli karo oo ku jira barteena oo hel yaboohyada ugu wanaagsan ee BTC—ayadoo dhammaantood aan wax lacag ah laga jarayn iibsadaha lehna 300+ qaab oo lacag bixin. Anagoo dajinayna nidaamyo amaan oo awood badan, waxaad og tahay in lacagtaadu badqabto.

Furo ciwaan maanta, kadibna hel kaydkaaga Bitcoin oo bilaash ah, iibso BTC ay iibinayaan kunanaan kamid ah iibiyaasha lagu kalsoon yahay, oo biloow ganacsigaaga lacagta oonleenka islamarkaba.

Yaboohyada ugu sareeya ee Pakistan Rupee oo ku jirta Pakistan

Iibiye Ku bixi lacagta Ugu yar

ku bixi doolar

ku bixi doolar

lacagta doolarka ah

Abdullahshabbir +1028
La eegay 3 saac kahor
Xawilaadda Bangiga All bank Accepted
10,000.00 PKR $0.92 Iibso Iibso
lacag bixinnada oonleenka ah ma jiraan Qolyo Saddexaad
Beenish888 +157
La eegay 3 saac kahor
Easypaisa
2,000.00 PKR $0.63 Iibso Iibso
risiid ayaa qasab ah
Irfan_Saleem +79
La eegay 6 saac kahor
Xawilaadda Bangiga Any Bank
1,700.00 PKR $0.91 Iibso Iibso
MuhammadNadir08 +451
La eegay 9 daqiiqo kahor
Easypaisa Third party is allowed
1,700.00 PKR $0.51 Iibso Iibso
looma Baahna Xaqiijin lacag bixinnada oonleenka ah saaxiibada iyo qoyska
MuhammadNadir08 +451
La eegay 9 daqiiqo kahor
Xawilaadda Bangiga Third party is allowed
2,000.00 PKR $0.52 Iibso Iibso
looma Baahna Xaqiijin lacag bixinnada oonleenka ah saaxiibada iyo qoyska
FaraAyyaz4 +388
La eegay 3 saac kahor
Easypaisa For all real buyers
1,700.00 PKR $0.56 Iibso Iibso
kaash keliya
younus2020 +195
La eegay 5 saac kahor
Xawilaadda Bangiga bank all
1,700.00 PKR $0.59 Iibso Iibso
koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay wada hadal ma jiro
FaraAyyaz4 +388
La eegay 3 saac kahor
Xawilaadda Bangiga Pakistani bank
1,700.00 PKR $0.59 Iibso Iibso
kaash keliya
Mosaahmed +148
La eegay 2 saac kahor
Xawilaadda Bangiga Hbl
1,700.00 PKR $0.59 Iibso Iibso
risiid ayaa qasab ah lacag bixinnada oonleenka ah
ZoyaPari +284
La eegay 4 saac kahor
Xawilaadda Bangiga THIRDPARTY ACCEPTED
1,700.00 PKR $0.59 Iibso Iibso
risiid ayaa qasab ah lacag bixinnada oonleenka ah
Adnanrana +162
La eegay 23 daqiiqo kahor
Easypaisa High trusted service
2,000.00 PKR $0.59 Iibso Iibso
kaash keliya Kaash toos ah
Adnanrana +162
La eegay 23 daqiiqo kahor
Xawilaadda Bangiga Any bank
1,700.00 PKR $0.63 Iibso Iibso
ma jiraan Qolyo Saddexaad saaxiibada iyo qoyska
Beenish888 +157
La eegay 3 saac kahor
Xawilaadda Bangiga habib bank limited
2,000.00 PKR $0.65 Iibso Iibso
risiid ayaa qasab ah
MUKTIAR540 +6
La eegay 8 saac kahor
Easypaisa Bannk
1,700.00 PKR $0.90 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid kaash keliya ma jiraan Qolyo Saddexaad
BFAREEDTRADER15 +28
Oonleen
Easypaisa
2,000.00 PKR $0.69 Iibso Iibso
kaash keliya lacag bixinnada oonleenka ah
Aurangzeb0237 +320
La eegay 4 saac kahor
Payoneer Pakistan
2,000.00 PKR $0.69 Iibso Iibso
risiid ayaa qasab ah
irfanAli1758 +276
La eegay 8 saac kahor
Easypaisa Thirdparty payment acpted
1,700.00 PKR $0.69 Iibso Iibso
lacag bixinnada oonleenka ah
Moonchohn24 +245
La eegay 17 saac kahor
Easypaisa Bitcoin
1,700.00 PKR $0.71 Iibso Iibso
looma Baahna Xaqiijin kaash keliya
Alizacoins +303
La eegay 2 saac kahor
Easypaisa Easypaisa
2,000.00 PKR $0.71 Iibso Iibso
ma jiraan Qolyo Saddexaad
AASHIR_TRADER +282
La eegay 7 daqiiqo kahor
Payoneer Easypaisa jazz cash bank
1,700.00 PKR $0.72 Iibso Iibso

Qaababka lacag bixinta ee ugu badan Pakistan

Xawilaadda Bangiga

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Xawilaadda Bangiga maanta.

Ku iibso Bitcoin Xawilaadda Bangiga

Easypaisa

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Easypaisa maanta.

Ku iibso Bitcoin Easypaisa

Skrill

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Skrill maanta.

Ku iibso Bitcoin Skrill

Payoneer

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Payoneer maanta.

Ku iibso Bitcoin Payoneer

PayPal

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah PayPal maanta.

Ku iibso Bitcoin PayPal

Kaarka Hadiyadda ee Amazon

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Kaarka Hadiyadda ee Amazon maanta.

Ku iibso Bitcoin Kaarka Hadiyadda ee Amazon

Waa maxay Paxful?

Waa suuqa Bitcoin ka dadwaynaha caadiga ah kala gataan kaasoo iibsadayaasha ku xira iibiyaasha. Keliya dooro qaabka aad doonayso inaad lacagta ku bixiso iyo nooca cadadka Bitcoin-nada ka aad u baahan tahay.

Yoolkeenu waa inaan siino dadka shaqaynaaya aalad fudud, loo siman yahay oo amaan ah oo ay ku ganacsan karaan. Badanaa ciladaheena ugu waawayn waxay quseeyaan lacagta, helisteeda iyo qaadisteeda. Waxaan u taagan nahay daah ka rogida awooda dadka anagoo dhisayna aalada fududaynta lacag bixinta dadku isdhaafsadaan ee mustaqbalka. Paxful waa PayPal + Uber iyo peoples Wall Street.

Miyaan ku iibin karaa Bitcoin aalada Paxful?

Ka caawi dadka kale ee jooga Pakistan inay helaan Bitcoin kadibna hel faa'iidooyin waawayn oo dhan 60% iib kasta oo aad samayso.Billoow inaad ku iibiso koontada baanka maxaliga ah hadda, arag tusmadeena bilaashka ah.. Paxful ayaa heesha 1000 qof oo iibsata Bitcoin kana socda Pakistan maalin kasta.

Furo ciwaan oo billoow inaad iibiso

Hel Dakhli Culus

Ma taqaanaa dad badan oo doonaaya inay Bitcoin ku gataan gudaha Pakistan? Adoo kaashanaaya Dukaankaaga Bitcoin iyo Barnaamijka iskaashatada waxaad helaysaa 2% ganacsi kasta abidkaa adoo la wadaagaaya lifaaqa. Hadda biloow.