Si dhakhso ah Bitcoin ugu iibso Jarmal

Paxful, oo ah mid ah suuqyada ugu waawayn ee lacagaha oonleenka ah maanta, ayaa kaaga dhigaysa wax fudud oo raqiis ah inaad iibsato aadka kaydsato Bitcoin. Haddii aad doonayso inaad u adeegsato Bitcoin kaaga dukaamaysi, lacag diris, iyo ganancsiyo kale, waxa u baahan tahay waa keliya inaad ciwaan furato aadna ganacsiga biloowdo.

Adoo adeegsanaaya Paxful, waxaad Bitcoin ku iibsan kartaa gudaha Jarmalka adoo haysta in ka badan 300 oo qaab, sida Sofort, Skrill, PayPal, ApplePay, GooglePay, lacag dirista baanka, iyo qaababka kale ee lacag bixinta laga heli karo Jarmalka iyo aduunyada.

Diyaar ma u tahay inaad ku biirto tirada sii kordhaysa ee dadka xiisaynaaya Bitcoin ee wadankaaha? iska diiwaan geli Paxful, hel kaydka Bitcoin isla markaba, kadibna dooro yaboohyada EUR ee laga heli karo wadankaaga.

Yaboohyada ugu sareeya ee Euro oo ku jirta Jarmal

Iibiye Ku bixi lacagta Ugu yar

ku bixi doolar

ku bixi doolar

lacagta doolarka ah

PrizedWren802 +13
La eegay 38 daqiiqo kahor
PayPal Instead release
300.00 EUR $1.02 Iibso Iibso
looma Baahna Xaqiijin saaxiibada iyo qoyska
Neymar4 +40
La eegay 10 daqiiqo kahor
Skrill INSTANT RELEASE
500.00 EUR $0.65 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid looma Baahna Xaqiijin lacag bixinnada oonleenka ah
wushu02 +6288
Oonleen
Kaarka Hadiyadda Google Play FAST RELEASE IN 5min
20.00 EUR $0.59 Iibso Iibso
kaarar Rasmi ah wada hadal ma jiro
JiangShuyingA +18175
La eegay 1 daqiiqo kahor
Kaarka Hadiyadda Google Play Honest businessman
10.00 EUR $0.59 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay looma Baahna Xaqiijin
perfect001 +24457
La eegay 1 daqiiqo kahor
Kaarka Hadiyadda Google Play Write code quickly
10.00 EUR $0.59 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay looma Baahna Xaqiijin
amandalin +19935
La eegay 1 daqiiqo kahor
Kaarka Hadiyadda Google Play Honest and fast
10.00 EUR $0.59 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay looma Baahna Xaqiijin
Vanilla7777777 +861
La eegay 1 daqiiqo kahor
Kaarka Hadiyadda Google Play Honest businessman
50.00 EUR $0.59 Iibso Iibso
koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay kaarar Rasmi ah wada hadal ma jiro
BTCboss7777777 +4380
Oonleen
Kaarka Hadiyadda Google Play Merry Christmas
50.00 EUR $0.59 Iibso Iibso
koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay
MC_peace168 +711
La eegay 12 daqiiqo kahor
Kaarka Hadiyadda Google Play Honest and fast
25.00 EUR $0.59 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid kaarar Rasmi ah wada hadal ma jiro
Yoloking +1595
La eegay 1 daqiiqo kahor
Kaarka Hadiyadda Google Play POWER TRADER
25.00 EUR $0.59 Iibso Iibso
koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay
well456 +5076
La eegay 1 saac kahor
Kaarka Hadiyadda Google Play GOOGLE CARD Only German
50.00 EUR $0.61 Iibso Iibso
koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay kaarar Rasmi ah
Opexy33 +230
La eegay 1 saac kahor
Kaarka Hadiyadda Google Play Honest Transaction
25.00 EUR $0.61 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay
fengguowo +16041
Oonleen
Kaarka Hadiyadda Google Play Germany
15.00 EUR $0.61 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay looma Baahna Xaqiijin
Neymar4 +40
La eegay 10 daqiiqo kahor
PayPal FRIENDS AND FAMILY ONLY
100.00 EUR $0.66 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid lacag bixinnada oonleenka ah saaxiibada iyo qoyska
Honestbusinessman321 +3389
La eegay 1 daqiiqo kahor
Kaarka Hadiyadda Google Play Germany Italy
50.00 EUR $0.59 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay looma Baahna Xaqiijin
Masterkartel +1196
Oonleen
PayPal FRIENDS AND FAMILY ONLY
100.00 EUR $0.67 Iibso Iibso
saaxiibada iyo qoyska
horlaBTC +343
La eegay 2 daqiiqo kahor
Skrill MASTER CARD Accepted
20.00 EUR $0.67 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid looma Baahna Xaqiijin
Elvis337 +1139
Oonleen
PayPal INSTANT RELEASE
90.00 EUR $0.67 Iibso Iibso
lacag bixinnada oonleenka ah wada hadal ma jiro saaxiibada iyo qoyska
koleladan +489
La eegay 34 daqiiqo kahor
Skrill family and friends
30.00 EUR $0.67 Iibso Iibso
looma Baahna Xaqiijin lacag bixinnada oonleenka ah
Mopesake +755
La eegay 3 daqiiqo kahor
SEPA Instant SEPA Transfers
100.00 EUR $0.67 Iibso Iibso
looma Baahna Xaqiijin wada hadal ma jiro

Qaababka lacag bixinta ee ugu badan Jarmal

Xawilaadda Bangiga

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Xawilaadda Bangiga maanta.

Ku iibso Bitcoin Xawilaadda Bangiga

PayPal

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah PayPal maanta.

Ku iibso Bitcoin PayPal

Sofort

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Sofort maanta.

Ku iibso Bitcoin Sofort

Skrill

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Skrill maanta.

Ku iibso Bitcoin Skrill

SEPA

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah SEPA maanta.

Ku iibso Bitcoin SEPA

Kaarka Hadiyadda Google Play

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Kaarka Hadiyadda Google Play maanta.

Ku iibso Bitcoin Kaarka Hadiyadda Google Play

Waa maxay Paxful?

Waa suuqa Bitcoin ka dadwaynaha caadiga ah kala gataan kaasoo iibsadayaasha ku xira iibiyaasha. Keliya dooro qaabka aad doonayso inaad lacagta ku bixiso iyo nooca cadadka Bitcoin-nada ka aad u baahan tahay.

Yoolkeenu waa inaan siino dadka shaqaynaaya aalad fudud, loo siman yahay oo amaan ah oo ay ku ganacsan karaan. Badanaa ciladaheena ugu waawayn waxay quseeyaan lacagta, helisteeda iyo qaadisteeda. Waxaan u taagan nahay daah ka rogida awooda dadka anagoo dhisayna aalada fududaynta lacag bixinta dadku isdhaafsadaan ee mustaqbalka. Paxful waa PayPal + Uber iyo peoples Wall Street.

Miyaan ku iibin karaa Bitcoin aalada Paxful?

Ka caawi dadka kale ee jooga Jarmal inay helaan Bitcoin kadibna hel faa'iidooyin waawayn oo dhan 60% iib kasta oo aad samayso.Billoow inaad ku iibiso koontada baanka maxaliga ah hadda, arag tusmadeena bilaashka ah.. Paxful ayaa heesha 1000 qof oo iibsata Bitcoin kana socda Jarmal maalin kasta.

Furo ciwaan oo billoow inaad iibiso

Hel Dakhli Culus

Ma taqaanaa dad badan oo doonaaya inay Bitcoin ku gataan gudaha Jarmal? Adoo kaashanaaya Dukaankaaga Bitcoin iyo Barnaamijka iskaashatada waxaad helaysaa 2% ganacsi kasta abidkaa adoo la wadaagaaya lifaaqa. Hadda biloow.