Si dhakhso ah Bitcoin ugu iibso Curaçao

Paxful waa meesha ugu fiican ee Bitcoin si dhakhso ah loogu iibsado qaab kasta oo lacag bixin. Hadda waxaad ku badalan kartaa Bitcoin kaagaa lacagta nooc kasta oo lacag bixi qaab boobsiis ah, fudud oo amaan ah ayna bixiso Paxful.

Si fudud oo amaan ah u maalgasho Bitcoin. Paxful waa meesha ugu fiican ee lagu iibsho, laga iibsado laguna diro Bitcoin adoo adeegsanaaya in ka badan 300 oo qaab oo Bitcoin lagu bixiyo ayna ku jiraan baanka, kaararka hadiyada, Paypal, Western Union, Moneygram, kaararka kaaga shaqsiga ah ee kaashka/daynta iyo kuwa kale oo badan!

Yaboohyada ugu sareeya ee Netherlands Antillean Guilder oo ku jirta Curaçao

Iibiye Ku bixi lacagta Ugu yar

ku bixi doolar

ku bixi doolar

lacagta doolarka ah

Viscountramal +13
La eegay 50 daqiiqo kahor
PayPal Friends and family
100.00 ANG $0.83 Iibso Iibso
paypal la xaqiijiyay keliya saaxiibada iyo qoyska
Skylagat +106
La eegay 12 daqiiqo kahor
PayPal Honest and trustworthy
40.00 ANG $0.77 Iibso Iibso
VVVBB112_FAST_SAFE +23954
Oonleen
Kaarka Hadiyadda Steam Wallet ATM Always Online
20.00 ANG $0.68 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid
ClubbyWaxbill815 +344
La eegay 6 saac kahor
Kaarka Hadiyadda Steam Wallet Trusted and Fast
19.00 ANG $0.68 Iibso Iibso
Realy_cool +18446
Oonleen
Kaarka Hadiyadda Steam Wallet Fast Release In 2mins
50.00 ANG $0.67 Iibso Iibso
koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay
nxs_33 +2049
La eegay 1 daqiiqo kahor
Kaarka Hadiyadda Steam Wallet Honest and fast
20.00 ANG $0.50 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay
Reinnah +207
Oonleen
Skrill Quickest release
30.00 ANG $0.85 Iibso Iibso
saaxiibada iyo qoyska
Loverilbtc +464
La eegay 10 saac kahor
Remitly INSTANT RELEASE
200.00 ANG $0.77 Iibso Iibso
lacag bixinnada oonleenka ah
MariCoin16 +354
La eegay 10 daqiiqo kahor
Western Union Pick up or e wallet
1,000.00 ANG $0.74 Iibso Iibso
risiid ayaa qasab ah
MariCoin16 +354
La eegay 10 daqiiqo kahor
MoneyGram Cash pick or e wallet
500.00 ANG $0.74 Iibso Iibso
risiid ayaa qasab ah lacag bixinnada oonleenka ah

Qaababka lacag bixinta ee ugu badan Curaçao

Xawilaadda Bangiga

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Xawilaadda Bangiga maanta.

Ku iibso Bitcoin Xawilaadda Bangiga

PayPal

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah PayPal maanta.

Ku iibso Bitcoin PayPal

Kaarka Hadiyadda ee Amazon

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Kaarka Hadiyadda ee Amazon maanta.

Ku iibso Bitcoin Kaarka Hadiyadda ee Amazon

Kaarka Hadiyadda OneVanilla VISA/MasterCard

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Kaarka Hadiyadda OneVanilla VISA/MasterCard maanta.

Ku iibso Bitcoin Kaarka Hadiyadda OneVanilla VISA/MasterCard

Kaarka Hadiyadda Steam Wallet

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Kaarka Hadiyadda Steam Wallet maanta.

Ku iibso Bitcoin Kaarka Hadiyadda Steam Wallet

Kaarka Hadiyadda iTunes

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Kaarka Hadiyadda iTunes maanta.

Ku iibso Bitcoin Kaarka Hadiyadda iTunes

Waa maxay Paxful?

Waa suuqa Bitcoin ka dadwaynaha caadiga ah kala gataan kaasoo iibsadayaasha ku xira iibiyaasha. Keliya dooro qaabka aad doonayso inaad lacagta ku bixiso iyo nooca cadadka Bitcoin-nada ka aad u baahan tahay.

Yoolkeenu waa inaan siino dadka shaqaynaaya aalad fudud, loo siman yahay oo amaan ah oo ay ku ganacsan karaan. Badanaa ciladaheena ugu waawayn waxay quseeyaan lacagta, helisteeda iyo qaadisteeda. Waxaan u taagan nahay daah ka rogida awooda dadka anagoo dhisayna aalada fududaynta lacag bixinta dadku isdhaafsadaan ee mustaqbalka. Paxful waa PayPal + Uber iyo peoples Wall Street.

Miyaan ku iibin karaa Bitcoin aalada Paxful?

Ka caawi dadka kale ee jooga Curaçao inay helaan Bitcoin kadibna hel faa'iidooyin waawayn oo dhan 60% iib kasta oo aad samayso.Billoow inaad ku iibiso koontada baanka maxaliga ah hadda, arag tusmadeena bilaashka ah.. Paxful ayaa heesha 1000 qof oo iibsata Bitcoin kana socda Curaçao maalin kasta.

Furo ciwaan oo billoow inaad iibiso

Hel Dakhli Culus

Ma taqaanaa dad badan oo doonaaya inay Bitcoin ku gataan gudaha Curaçao? Adoo kaashanaaya Dukaankaaga Bitcoin iyo Barnaamijka iskaashatada waxaad helaysaa 2% ganacsi kasta abidkaa adoo la wadaagaaya lifaaqa. Hadda biloow.