Si dhakhso ah Bitcoin ugu iibso Chile

Si fudud ugu badalo BTC lacagtaada Chilean Peso (CLP) adoo adeegsanaaya Paxful- oo ah mid kamid ah suuqyada ugu wayn ee Bitcoin ee caalamka. Intii lagu jiray dhawrkii billood ee lasoo dhaafay, waxaa aad u kordhay xajmiga ganacsiga ee wadanka ayadoo dadka Chile bilaabayaan fahanka faa'iidooyinka iibsiga BTC laga iibsado Paxful: waxaad haysataa boqolaal qaab oob lacagta ku bixiso wax lacag ahna lagama jaranaayo iibsadayaasha.

Waxaa intaas dheer, waxaan iskaashi la samaynaynaa qaar kamid ah shirkadaha ugu waawayn ee qiimeeya blockchain, anagoo meesha ka saarayna dadka aan ka shakino nidamakeena amaanka ee feejigan ayaana ka difaacaaya kaydkaaga bilaashka ah ee Bitcoin nugayl kasta.

Ma xiisaynaysaa? Hadda isku day adoo abuuraaya ciwaan kana iibsanaaya BTC mid kamid ah kumanaanka iibiyaasheena lagu kalsoon yahay maanta!

Yaboohyada ugu sareeya ee Chilean peso oo ku jirta Chile

Iibiye Ku bixi lacagta Ugu yar

ku bixi doolar

ku bixi doolar

lacagta doolarka ah

hpereyraesp +2437
La eegay 55 daqiiqo kahor
Kaarka Daynta/Amaahda ANY No pago extra
150,000.00 CLP $0.88 Iibso Iibso
Ventasdigitales +157
La eegay 7 daqiiqo kahor
Xawilaadda Bangiga VENDO A NUEVOS TAMBIÉN
20,000.00 CLP $0.84 Iibso Iibso
risiid ayaa qasab ah ma jiraan Qolyo Saddexaad ganacsi la Hagaayo
Generalmwalimu +12
La eegay 45 daqiiqo kahor
PayPal Genuine trade partner
12,229.00 CLP $0.83 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid looma Baahna Xaqiijin saaxiibada iyo qoyska
prettyqueen868 +83
La eegay 13 daqiiqo kahor
PayPal release right away
25,530.00 CLP $0.62 Iibso Iibso
crisbar +193
La eegay 9 daqiiqo kahor
Xawilaadda Lacagta Gudaha Cualquier Banco de Chile
20,000.00 CLP $0.84 Iibso Iibso
lacag bixinnada oonleenka ah ma jiraan Qolyo Saddexaad
f4keq1_SAFE_FAST +37111
Oonleen
Kaarka Hadiyadda Steam Wallet Accept all
8,756.00 CLP $0.50 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid koodhadhka oonleenk ah waa la aqbalay
SgameSgreat +2081
La eegay 1 saac kahor
Kaarka Hadiyadda Xbox Card code gift xbox
10,000.00 CLP $0.50 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid looma Baahna Xaqiijin
prettyqueen868 +83
La eegay 13 daqiiqo kahor
Kaarka Lacagta kaashka ah/Amaahda Visa release right away
85,084.00 CLP $0.62 Iibso Iibso

Qaababka lacag bixinta ee ugu badan Chile

Xawilaadda Bangiga

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Xawilaadda Bangiga maanta.

Ku iibso Bitcoin Xawilaadda Bangiga

PayPal

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah PayPal maanta.

Ku iibso Bitcoin PayPal

Kaarka Daynta/Amaahda ANY

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Kaarka Daynta/Amaahda ANY maanta.

Ku iibso Bitcoin Kaarka Daynta/Amaahda ANY

Skrill

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Skrill maanta.

Ku iibso Bitcoin Skrill

Kaarka hadiyadda PlayStation Network

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Kaarka hadiyadda PlayStation Network maanta.

Ku iibso Bitcoin Kaarka hadiyadda PlayStation Network

Kaarka Hadiyadda ee Amazon

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Kaarka Hadiyadda ee Amazon maanta.

Ku iibso Bitcoin Kaarka Hadiyadda ee Amazon

Waa maxay Paxful?

Waa suuqa Bitcoin ka dadwaynaha caadiga ah kala gataan kaasoo iibsadayaasha ku xira iibiyaasha. Keliya dooro qaabka aad doonayso inaad lacagta ku bixiso iyo nooca cadadka Bitcoin-nada ka aad u baahan tahay.

Yoolkeenu waa inaan siino dadka shaqaynaaya aalad fudud, loo siman yahay oo amaan ah oo ay ku ganacsan karaan. Badanaa ciladaheena ugu waawayn waxay quseeyaan lacagta, helisteeda iyo qaadisteeda. Waxaan u taagan nahay daah ka rogida awooda dadka anagoo dhisayna aalada fududaynta lacag bixinta dadku isdhaafsadaan ee mustaqbalka. Paxful waa PayPal + Uber iyo peoples Wall Street.

Miyaan ku iibin karaa Bitcoin aalada Paxful?

Ka caawi dadka kale ee jooga Chile inay helaan Bitcoin kadibna hel faa'iidooyin waawayn oo dhan 60% iib kasta oo aad samayso.Billoow inaad ku iibiso koontada baanka maxaliga ah hadda, arag tusmadeena bilaashka ah.. Paxful ayaa heesha 1000 qof oo iibsata Bitcoin kana socda Chile maalin kasta.

Furo ciwaan oo billoow inaad iibiso

Hel Dakhli Culus

Ma taqaanaa dad badan oo doonaaya inay Bitcoin ku gataan gudaha Chile? Adoo kaashanaaya Dukaankaaga Bitcoin iyo Barnaamijka iskaashatada waxaad helaysaa 2% ganacsi kasta abidkaa adoo la wadaagaaya lifaaqa. Hadda biloow.