Si dhakhso ah Bitcoin ugu iibso Cambodia

BTC u badalo Cambodian Riel (KHR) kaaga si amaan ah adoo adeegsanaaya Paxful, mid kamid ah suuqyada ugu waawayn ee dadku taageeraan aduunyada—ayaa hadda laga furay Cambodia.

Paxful waxay leedahay nidaamka amaanka oo xogg badan iyo xeerarka KYC (baro macmiilkaaga) oo diyaarsan, taasoo kaa caawinaysa inaad si fudud ku iibsato BTC gaaga. Waxaan ku faraxsan nahay inaan ku siino dookhyada ugu badan maadaama ay jiraan in ka badan 300 oo qaab ood lacagta ku bixin karto, taasoo kuu sahlaysa inaad BTC ku iibsato shuruudahaaga.

Maxaad sugaysaa? Hadda biloow! Furo ciwaan, hel kaydkaaga Bitcoin ee bilaashka ah, oo ku iibso Bitcoin kumbuyuutarkaaga ama aaladaada moobilka isla maanta!

Yaboohyada ugu sareeya ee Cambodian Riel oo ku jirta Cambodia

Iibiye Ku bixi lacagta Ugu yar

ku bixi doolar

ku bixi doolar

lacagta doolarka ah

RonsieBrevlix +185
Oonleen
PayPal Honest Trading
61,840.00 KHR $0.83 Iibso Iibso
looma Baahna Risiid looma Baahna Xaqiijin saaxiibada iyo qoyska
manojhere60 +149
La eegay 1 daqiiqo kahor
Lacag bixinta Waji-ka-wajiga ah Bank Big C Central Shopping Malls Cafeteria
Phnom Penh, Phnom Penh, Cambodia
500,000.00 KHR $0.84 Iibso Iibso
aqoonsiga sawirka ayaa qasab ah kaash keliya ma jiraan Qolyo Saddexaad

Qaababka lacag bixinta ee ugu badan Cambodia

Xawilaadda Bangiga

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Xawilaadda Bangiga maanta.

Ku iibso Bitcoin Xawilaadda Bangiga

PayPal

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah PayPal maanta.

Ku iibso Bitcoin PayPal

Kaarka Daynta/Amaahda ANY

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Kaarka Daynta/Amaahda ANY maanta.

Ku iibso Bitcoin Kaarka Daynta/Amaahda ANY

Payeer

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Payeer maanta.

Ku iibso Bitcoin Payeer

Mobile Recharge

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Mobile Recharge maanta.

Ku iibso Bitcoin Mobile Recharge

Walmart MoneyCard

Paxful waxay kaaga dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah in aad gadato aadna haysato lacagaha elektoroonigga ah. Hoos ka hel yabooha ugu wanaagsan kuna iibso lacagaha elektoroonigga ah Walmart MoneyCard maanta.

Ku iibso Bitcoin Walmart MoneyCard

Waa maxay Paxful?

Waa suuqa Bitcoin ka dadwaynaha caadiga ah kala gataan kaasoo iibsadayaasha ku xira iibiyaasha. Keliya dooro qaabka aad doonayso inaad lacagta ku bixiso iyo nooca cadadka Bitcoin-nada ka aad u baahan tahay.

Yoolkeenu waa inaan siino dadka shaqaynaaya aalad fudud, loo siman yahay oo amaan ah oo ay ku ganacsan karaan. Badanaa ciladaheena ugu waawayn waxay quseeyaan lacagta, helisteeda iyo qaadisteeda. Waxaan u taagan nahay daah ka rogida awooda dadka anagoo dhisayna aalada fududaynta lacag bixinta dadku isdhaafsadaan ee mustaqbalka. Paxful waa PayPal + Uber iyo peoples Wall Street.

Miyaan ku iibin karaa Bitcoin aalada Paxful?

Ka caawi dadka kale ee jooga Cambodia inay helaan Bitcoin kadibna hel faa'iidooyin waawayn oo dhan 60% iib kasta oo aad samayso.Billoow inaad ku iibiso koontada baanka maxaliga ah hadda, arag tusmadeena bilaashka ah.. Paxful ayaa heesha 1000 qof oo iibsata Bitcoin kana socda Cambodia maalin kasta.

Furo ciwaan oo billoow inaad iibiso

Hel Dakhli Culus

Ma taqaanaa dad badan oo doonaaya inay Bitcoin ku gataan gudaha Cambodia? Adoo kaashanaaya Dukaankaaga Bitcoin iyo Barnaamijka iskaashatada waxaad helaysaa 2% ganacsi kasta abidkaa adoo la wadaagaaya lifaaqa. Hadda biloow.