Ku iibso kuna Iibi Bitcoin (BTC) gudaha Nigeria

Ka ilaali lacagtaada lacagta Naira ee hoos u dhacaysa kuna badbaadso lacagtaada Bitcoin. Ku iibso Bitcoin qaab kasta oo lacag bixin ayna ku jiraan Kaarka Hadiyada ee Amazon, iTunes iyo lacagta Baanka Lagu diro!

Lacag ka badan 1000 oo Bitcoin ah ayaa mar hore lagu iibsaday Nigeria!

Daawo tusmadeena sida qaab fudud loogu iibsado Bitcoin

Xog dheeraad ah Akhri

Hadda iibso Bitcoin

Ku iibso Bitcoin

  • Xawilaadda Bangiga
  • Lacagta Teleefoonka gacanta ee MTN
  • Chipper Cash
  • Perfect Money
    Degdeg ah—Aqoonsi ayaa loo baahan karaa
  • Lacag dhigashada Bangiga
    Degdeg ah—Qiimaha ugu wanaagsan

1. Dooro qaab aad lacagta ku bixiso adoo ka bilaabaaya dhanka bidix

1. Dooro qaab aad lacagta ku bixiso adoo ka bilaabaaya dhanka kor

Ka dooro qaababka lacag bixinta ee ugu koreeya gudaha Nigeria. Ama hel qaab kasta oo kale oo lacag bixin adoo ka xulanaaya qaababka hore ee ugu koreeya.

2. Ku qor cadadkaaga

2,000,000+
Kaydadka lacagta ee Paxful
6,000,000+
Macmiilayaal faraxsan
12,000+
Yaboohyada Lagu Kalsoon yahay

Waxaad ku iibsan kartaa Bitcoin qaabab badan

Waa maxay Paxful?

Paxful waa suuqa Bitcoin ka dadwaynaha caadiga ah kala gataan kaasoo iibsadayaasha ku xira iibiyaasha. Keliya dooro sida aad rabto inaad ku bixiso lacagta oo qor cadadka Bitcoin ka aad u baahan tahay.

Yoolkeenu waa inaan siino dadka shaqaynaaya aalad fudud, loo siman yahay oo amaan ah oo ay ku ganacsan karaan. Badanaa ciladaheena ugu waawayn waxay quseeyaan lacagta, helisteeda iyo qaadisteeda. Waxaan u taagan nahay daah ka rogida awooda dadka anagoo dhisayna aalada fududaynta lacag bixinta dadku isdhaafsadaan ee mustaqbalka. Paxful waa PayPal + Uber iyo peoples Wall Street.

Miyaan ku iibin karaa Bitcoin aalada Paxful?

Ka caawi dadka Nigeriyaanka ah inay helaan Bitcoin waxaadna heli kartaa faa'iidooyin WAAWAYN oo gaaraaya 60% markasta oo aad iib samayso. Biloow inaad ku iibiso koontada baanka ee Nigeria hadda, arag tusmadeena bilaashka ah.. Paxful waxay ka heshaa 1000 Iibsadayaasha Bitcoin ka wadanka Nigeria maalin kasta.

Furo ciwaan oo biloow inaad iibiso

Hel Dakhli Culus

Ma taqaanaa dad badan oo doonaaya inay Bitcoin gataan gudaha Nigeria? Adoo kaashanaaya Dukaankaaga Bitcoin iyo Barnaamijka iskaashatada waxaad helaysaa 2% ganacsi kasta abidkaa adoo la wadaagaaya lifaaqa. Hadda biloow.

Maxaad ku dooranaysaa Bitcoin?

Bitcoin waa hanti oonleen ah iyo qaab lacagta lagu bixiyo. Paxful ayaa fududaysa una badasha kaararkaaga hadiyada Bitcoin kanasoo badasha Bitcoin. Bitcoin waxay noqotay hanti qiimo badan aduunkeena oonleenka ah. Waxaad u qaadan kartaa inay tahay nooca interneedka ee dahabka. Si lamid ah dahabka, qiimaha Bitcoin ayaa kor iyo hoos u socday waxaana la filayaa in koror gaabis ah ku dhaco qiimaha Bitcoin, gaar ahaana marka xiliyada dhaqaaluhu cakiran yihiin.

Kadib markaad hesho Bitcoin waxaad doontaad ku samayn kartaa. Waxaad haysataa dookha ah inaad ku kaydsato kaydkaaga Paxful, inaad Bitcoin ka ku iibsato doolarka Maraykanka ama lacagta wadan kale. Waxaad sidoo kale Bitcoin kaaga u diri kartaa kayd kasta oo kale oo Bitcoin ah.

Xagee ku qarash garaynaysaa Bitcoin?

Si aad u aragto liiska wayn ee ganacsatada aqbalaysa Bitcoin gal barta https://spendabit.co/merchants.

Ku iibso Bitcoin waxyaabaha aad jeceshahay

Bitcoin waxaa hadal haysa warbaahinta

Suuq cusub oo Bitcoin ayaa diirada saaraaya Nigeria
http://www.itwebafrica.com/home-page/e-commerce/700-nigeria/237389-new-bitcoin-marketplace-focuses-on-nigeria

Iibinta iyo Iibsiga Bitcoin waxaa fududaysay Paxful
http://www.newsbtc.com/2016/09/21/buying-and-selling-bitcoins-made-easy-by-paxful/

Ganacsiyada waawayn ee aqbalaaya Bitcoin