Ku iibso kuna Iibi Bitcoin (BTC) gudaha China

Si fudud oo amaan ah u maal gasho Bitcoin. Paxful waa meesha ugu fiican oo aad ka iibsan karto, ku iibin karto kuna diri karo Bitcoin adoo adeegsanaaya in ka badan 300 oo qaab ood ku bixinayso lacagta Bitcoin kaaga ayna ku jiraan lacag ku dirista baanka iyo WeChat Pay!

Xog dheeraad ah Akhri

Hadda iibso Bitcoin

U wareeg luuqada Jayniiska (简体中文(SC))

Ku iibso Bitcoin

  • Xawilaadda Bangiga
  • WeChat Pay
    Qiimaha ugu wanaagsan—Aqoonsi ayaa loo baahan karaa
  • PayPal
    Degdeg ah—Aqoonsiga ayaa loo baahan yahay
  • Payoneer
    Degdeg ah—Aqoonsi ayaa loo baahan karaa
  • Litecoin LTC

1. Dooro qaab aad lacagta ku bixiso adoo ka bilaabaaya dhanka bidix

Ka dooro dookhyadaada lacag bixinta ee gudaha China. ama hel qaab kasta oo kale ood ku dhiibayso lacagta aadna kala baxayso dookhyada ugu sareeya ee hoos ku qoran.

2. Qor cadadka aad isticmaalayso

2,000,000+
Kaydadka lacagta ee Paxful
6,000,000+
Macmiilayaal faraxsan
12,000+
Yaboohyada Lagu Kalsoon yahay

Waxaad ku iibsan kartaa Bitcoin qaabab badan

Waa maxay Paxful?

Waa suuqa Bitcoin ka dadwaynaha caadiga ah kala gataan kaasoo iibsadayaasha ku xira iibiyaasha. Keliya dooro qaabka aad doonayso inaad lacagta ku bixiso iyo nooca cadadka Bitcoin-nada ka aad u baahan tahay.

Yoolkeenu waa inaan siino dadka shaqaynaaya aalad fudud, loo siman yahay oo amaan ah oo ay ku ganacsan karaan. Badanaa ciladaheena ugu waawayn waxay quseeyaan lacagta, helisteeda iyo qaadisteeda. Waxaan u taagan nahay daah ka rogida awooda dadka anagoo dhisayna aalada fududaynta lacag bixinta dadku isdhaafsadaan ee mustaqbalka. Paxful waa PayPal + Uber iyo peoples Wall Street.

Miyaan ku iibin karaa Bitcoin aalada Paxful?

Ka caawi dadka Chinese ka inay helaan Bitcoin kadibna hel faa'iidooyin waawayn oo dhan 60% iib kasta oo aad samayso. Ku biloow inaad ku iibiso koontooyinkaaga WeChat Pay ama koontada baanka China hadda! Akhri gusmadeena bilaashka ah. Paxful ayaa hesha 1000 qof oo iibsata Bitcoin kana socda China maalin kasta.

Furo ciwaan oo billoow inaad iibiso

Hel Dakhli Culus

Ma taqaanaa dad aad u badan oo doonaaya inay Bitcoin ka iibsadaan gudaha China? Adoo adeegsanaaya Dukaankaaga Bitcoin iyo barnaamijka Iskaashadaha waxaad helaysaa 2%ganacsi kasta oo la sameeyo abidkaa adoo keliya la wadaagaaya dadka lifaaq. hadda biloow.

Maxaad ku dooranaysaa Bitcoin?

Bitcoin waa hanti oonleen ah iyo qaab lacagta lagu bixiyo. Paxful ayaa fududaysa inaad Bitcoin ku iibsato kuna iibiso aalada WeChat Pay, Lacag ku dirista baanka iyo kaararka hadiyada. Bitcoin waxay noqotay hanti qiimo badan aduunkeena oonleenka ah. Waxaad u qaadan kartaa inay tahay nooca interneedka ee dahabka. Si lamid ah dahabka, qiimaha Bitcoin ayaa kor iyo hoos u socday waxaana la filayaa in koror gaabis ah ku dhaco qiimaha Bitcoin, gaar ahaana marka xiliyada dhaqaaluhu cakiran yihiin.

Kadib markaad hesho Bitcoin waxaad doontaad ku samayn kartaa. Waxaad haysataa dookha ah inaad ku kaydsato kaydkaaga Paxful, inaad Bitcoin ka ku iibsato doolarka Maraykanka ama lacagta wadan kale. Waxaad sidoo kale Bitcoin kaaga u diri kartaa kayd kasta oo kale oo Bitcoin ah.

Xagee ku qarash garaynaysaa Bitcoin?

Si aad u aragto liiska wayn ee ganacsatada aqbalaysa Bitcoin gal barta https://spendabit.co/merchants.

Ku iibso Bitcoin waxyaabaha aad jeceshahay

Bitcoin waxaa hadal haysa warbaahinta



Ganacsiyada waawayn ee aqbalaaya Bitcoin