Fadlan sug intaan raadinayno yaboohyada kuugu fiican.

Buy from

Ku bixi lacagta

Price per Bitcoin

Sida Bitcoin loogu iibsado Apple Pay

U beddelidda haraaga Apple Pay Bitcoin waa mid sahlan oo aamin ku ah Paxful. Waxaa ilaaliyo escrow, suuqgeena tooska ah wuxuu kuu oggolaanayaa inaad la ganacsato kumanaan ah iibiyeyaasha Bitcoin ee adduunka oo dhan, maalin kasta oo usbuuca ah, adigoon bixin kharash dheeraad ah. Waxaad ku iibsan kartaa Bitcoin adoo adeegsanaya Apple Pay dhowr tallaabo oo fudud:

Marka koobaad, gal koontadaada Paxful ama furo koonto haddii aad ku cusub tahay barta. Markaad gasho barta, guji Iibso Bitcoin aadna ka dhigato "Apple Pay" qaabka aad door bidayso inuu noqdo kan lacag bixinta si aad u muujiso dhammaan yaboohyada waafaqsan shuruudahaaga.

Marka koobaad, waxaan ku talinaynaa inaad gasho bogga shaqsiga ah ee iibiye kasta aadna akhrido fikradaha ay ka baxsheen iibiyaasha hore si aad u qiimayso hufnaantiisa.

Markaad aragto yabooh wanaagsan oo uu soo gudbiyay iibiye lagu kalsoonaan karo, guji Iibso si aad u akhrido shuruudaha yaboohiisa. Iibiye kasta wuxuu leeyahay shuruudo u gaar ah laakiin intooda badan waxay kaa doonayaan inaad soo dirto koobiga oonleenka ah ee aqoonsigaaga dawladu soo saartay iyo sawirka shaashada oo muujinaaya in lacagta saxda ah marhore lagu shubay Apple Pay.

Haddii ay shuruuduhu kula noqdaan macquul, guji Aqbal Shuruudaha oo Iibso Bitcoin Hadda! si aad wada sheekaysi toos ah ula furto iibiyaha. Soodir lacagta keliya marka iibiyhu kuu sheego isla markabana guji U astee Mid la abxshay kadib markaad lacagta kasoo dirto koontadaada Apple Pay. Marka iibiyuhu xaqiijiyo lacagtu inay soo gaartay, wuxuu fasixi doonaa BTC oo galaysa Kaykaaga Bitcoin ee Paxful.

Waad heshay, waxaad hadda ku iibsatay BTC koontada Apple Pay! Waxaad hadda u adeegsan kartaa inaad ku bixiso adeegyada, ku dalbato badeecooyin, ama u adeegso ujeedooyin lacag kaydin ah. Wixii su'aalo, falcelin, ama walaacyo ah oo ku saabsan barteen, guji Nalasoo Xariir si aad ula hadasho kooxda taageerada ee hawshaas u xilsaaran.