Kusoo dhawoow Paxful Alliance Aana isla dhisno aduunyo sidaan ka wanaagsan

Qayb ka noqo nidaam noole ah kaasoo kaa caawinaaya inaad dhisto awoodaada, aadna hesho shirkado diihaal leh oo kula wadaaga fikradahaaga si aad u kaashato. Aruuri khayraadkaaga, la wadaag higsigaaga, wada shaqeeya, oo dhisa waxyaabo waawayn oo bulshadaadu ku haminayso.

Aan wada shaqayno

Maxaad ugu biiraysaa Paxful Alliance?

Waxaan isku keenaynaa ururo iyo shaqsiyaad ka kala socda dhammaan qaybaha nolosha. Ganacsiyo, shaqsiyaad, iyo khayriyaad ayaa hadda iska kaashan kara higsiyadooda wadaaga ah iyo yoolalka ay u hayaan bulshadooda. Wax badan ayaad ka faa'iidaysaa isbahaysigaan.

Wanaag badan samee

Hel dad kula fikir ah oo gaar mabaadii'da nolosha shaqada macnaha leh ee bulshada oo aad xiisaynayso.

Faafi fariintaada

Ka qaybgal ol-olayaasha xariirka bulshada oo faafi fariinta ku aadan naqshadaada si ka badan sidii hore.

Fahansii dadka mabda'da oo waxbar

Bar dadka badeecooyinkaaga ama ganacsiyada adoo adeegsanaaya goobo cusub iyo safka hore ee xeer samaynta wadista shaqadaada.

Kahortag saamaynada xunxun

Si wadajir ah uga hortaga tartanka guud kana hormar. Midoowgu waa awood.

Fahan sharciyada maxaliga ah

Hel caawimaada saxda ah si aad ganacsigaaga u waafajiso sharciyada maxaliga ah ee suuqyada cusub.

Balaari macaamiishaada

Aduunyada ku faaf, gal suuqyo cusub, oo hel xarunta balaaran ee isticmaalaha oo aad ku bixiso badeecooyinkaaga ama adeegyada.

Hel isbahaysigaaga

Ma kuula muuqataa wax wanaagsan, laakiin wali ma hubtid inay kugu habboon tahay? Haddii aad tahay farsamo yaqaan dhaqaale ama deeqsi. Isbahaysiga Paxful adiggaa loogu talagalay. Halkaan ayaad ka helaysaa heerarka kaladuwan oo loo sameeyay wada shaqayntaada iyo faa'iidadaada.

Waxbarashada

Gacan ka gayso waxbarista bulshada si loo baro dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee lacagta oonleenka iyo tignooloojiyada.

Baanka iyo dhaqaalaha

Kacaan ku geli caalamka dhaqaalaha fikradahaaga hal abuurka leh oo dhis badeecooyin waawayn oo hagaaya mustaqbalka lacagta.

Saxaafada iyo Xariirada Bulshada

Ku faafi fariintaada aduunka oo dhan, adoo diraaya fariinta saxda ah, si aad u gaarto meel kasta.

Suuqa lacagta oonleenka ah

Iska moos caqabadaha badan ee ganacsiga lacagta oonleenka ah, baro suuqyo cusub iyo fursado

Madadaalada iyo Ciyaarta

Hogaanka u qabo raxanka ciyaaraha iyo madalaadaha lacagta oonleenka ah. Soo noolee dhammaan fikradahaaga wanaagsan ee ciyaarta.

Kuwo kale

Wax kasta oo kale oo aad doonayso inaad iskaashi ka samayso. Marna ma ogaan doontid qofka xiisihiisa ay cajab gelinayaan fikradahaagu!

Diyaar ma u tahay lacag degdeg ah? Aan wada shaqayno