Kusoo dhawoow Lacag Dadku Asal u yihiin

Paxful waxay badalaysaa aduuntada dhaqaalaha. Keliya muddo shan sano ah, waxaan noqonay mid kamid ah suuqyada ugu waawayn ee Bitcoin ee dadka caadiga ah wax ku kala iibsadaan ayna adeegsadaan malaayiin aduunka ku kala dhaqan. Shaqadeenuna waaba biloow.

Ka iibso kuna iibi Bitcoin iyo Tether aalada Paxful

Badeecadeena

Paxful waxay badalaysaa qaabka aduunku lacagta u diro waxayna hormarinaysaa lacagaha oonleenka ah - ayadoo u sahlaysa lacag dirista qof kasta, meel kasta, iyo xili kasta.

Ma haysatid miyaa koontada baanka? Dhib malahan. Waxaan haysanaa in ka badan 300 oo qaababka lacag bixinta ah oo aad mid ka dooran karto, taasoo kuu sahlaysa inaad lacagta ku dirto qaabkaad rabto.

Tignooloojiyada Dadku Xoojinayaan

Paxful gabi ahaanba waa hanaanka u dhexeeya isticmaalayaasha, taasoo ka dhigan in isticmaalayaasheenu ay la ganacsadaan dad run ah—oo ah sababta Bitcoin loo aasaasay in loo isticmaalo.

Kaydka Lacagta oonleenka oo Bilaash ah

Waa mid la isku halayn karo, ay fududahay in la isticmaalo, wax lacag ahna kaa goosan maayo. Kaydkeena oonleenka ah wuxuu siinayaa qof kasta meel amaan ah oo ku kaydsado hantidiisa — ayadoon laga eegayn cidda aad tahay ama meesha aad kasoo jeedo.

Amaan ah

Badqabka iyo amaanka ayaa ah qaybaha ugu muhiimsan marka laga hadlaayo lacagtaada. Dhammaan lacagaha ku jira Paxful waa kuwa difaac ka helaaya dalaalkeena amaanka ah si loo sugo kalsoonidooda.

Xariirada Ganacsiga

Haddii aad qabto cilad dhanka taageerada ama doonayso inaad fikir ka dhiibato sida aan u hormarin karno badeecooyinkeena, waxaan doonaynaa inaan xog dheeraad ah uga ogaano arrinta . Hase yeeshee, haddii aad doonayso inaad la xariirto Paxful si aad wax uga waydiiso su'aalo kale oo ganacsiga la xariira, waxaad naga heli kartaa knaallada kale.

Saxaafada iyo Suuqgaynta

Naga caawi faafaahinta xogta Paxful adoo gaarsiinaaya saxaafada iyo mashruucyada suuqgaynta. Nalasoo xariir si aan uga jawaabno su'aalaha saxaafada adoo nagalasoo xariiraaya [email protected].‎

Bug Bounty

Thank you for your interest in Paxful’s Bug Bounty Program. We are currently reviewing our program for process improvements, and therefore, we are not currently accepting bug reports. Please check back for an updated version in a few weeks. For more information, you may contact us by emailing [email protected].‎

Ciwaannada shirkad

Si aad u diiwaan geliso ciwanka shirkad si ganacsigu loogu sameeyo Paxful, waxaad iimeel u diri kartaa [email protected]. Xog dheeraad ah waxaad ka helaysaa halkaan.‎

Iibabka iyo Iskaashiyada

Si aad su'aal uga keento noqoshada iskaashade. Noo sheeg haddii aad doonayso inaan kula shaqayno adoo iimeel u diraaya [email protected].‎

Kusoo biir Paxful
Aan dhisno Mustaqbalka si wadajir ah
Kusoo biir Dhaqdhaqaaqeena

Abuur koontadaada Paxful oo hormarka gaarsii aduunyada lacagta oonleenka ah.